Subscribe
MM Somali TV
LATEST
News
News

Garyaqaan Guulleed Dafac oo markii labaad looga yeedhay xarunta dambi baadhista ee CID

Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah garyaqaannada Somaliland iyo dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada ayaa sheegay in markii labaad looga yeedhay xarunta Ciidanka Dembi-baadhista ee CID-da ee magaalada Hargeysa. Guuleed Dafac ayaa sheegay in yeedhmadiisan ay ka dambaysay hanjabaad uu sheegay in wasiirka arrimaha gudaha JSL hore ugu jeediyay.

MD1 min read30K views
Garyaqaan Guulleed Dafac oo markii labaad looga yeedhay xarunta dambi baadhista ee CID

Related Stories