
Mashruuc ku kacaya 24 milyan oo dollar ayaa laga dhagax dhigay Berbera.
Mashruuc ku kacaya 24 milyan oo dollar ayaa laga dhagax dhigay Berbera.
News news and analysis.

Mashruuc ku kacaya 24 milyan oo dollar ayaa laga dhagax dhigay Berbera.

"Saraakiisha Soomaaliya waxaan leeyahay Xasan Sheekh ayaanu idin adeegsanin"Cabdiraxman Cabdishakuur

"Muqdisho maanta laguma socon karaba...." Madaxweynihii hore Soomaaliya Shekh Shariif.

Somtel oo daahfurtay adeegii ugu jabnaa ee ay helayaan shaqalaha dawlada & xukumada soo dhawaysay

“Kursigii Siyaad Barre ka cararay ee Cali Mahdi iyo Caydiid isku qabsadeen ayaa weli...”Aadan Muuse

Dagaalka Badbaadada Premier League oo caawa Qarxaya.

Israel oo Ciidamo usoo tababartay Somaliland.

Xiddigga ugu da’da yar ee ku guuleystay Premier League.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in Dawladda Britain ka filayaan in ay aqoonsato Jamhuuriyadda Somaliland, madaama oo xidhiidh taariikhi ah uu ka dhexeeyo labada dhinaca Madaxweyne Cirro oo wareysi siiyay wargeyska The Telegraph, waxa uu yidhi “Xidhiidhkayga Britain waa mid aan la wiiqi karin, laakiin waxaan ka filaynaa Britain inay na aqoonsato. Haddii Britain ay taageerto xuquuqda aadanaha, xorriyadda hadalka, iyo xasilloonida dimuqraadiyadeed, waa inay na siisaa taageeradeeda.” Sidoo kale, Madaxweyne Cirro ayaa xusay in Dawladda Ingiriisku ay leedahay door diblomaasiyadeed oo muhiim ah maadaama ay tahay “Penholder”-ka United Nations ee arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, taas oo ka dhigaysa waddan saameyn weyn ku leh mustaqbalka gobolka.

Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah garyaqaannada Somaliland iyo dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada ayaa sheegay in markii labaad looga yeedhay xarunta Ciidanka Dembi-baadhista ee CID-da ee magaalada Hargeysa. Guuleed Dafac ayaa sheegay in yeedhmadiisan ay ka dambaysay hanjabaad uu sheegay in wasiirka arrimaha gudaha JSL hore ugu jeediyay.

"Maanta oo kaliya waxaa lay diray saddex kun oo shillin..." Oday Ismaacil Jaamac

Muuqaal cusub oo YouTube: Hal khamiis ku iibso dhowr iyo labatan dollar oo hel kabo bilaasha